Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta yeelanaya fadhi looga doodayo qodobo xasaasi ah

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeelanaya kalunkoodii ugu horeeyay, tan iyo markii la furay Kalfadhigii Saddexaad ee Baarlamaanka. Kulanka waxaa looga hadlayaa ajendayaal ay ka mid yihiin Warbixinta guddoonka golaha aqalka Sare, dabagalka iyo ka tashiga weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdid iyo ka doodista … Continue reading Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta yeelanaya fadhi looga doodayo qodobo xasaasi ah